Mid ka mid ah rag kufsi ka gaystay Wajeer oo la soo xiray

0
220

Waxaa lagu soo warramayaa in laamaha ammaanka ee Wajeer ay gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah afar dhallinyaro oo fal kufsi ah kula kacay haweeney marwo ah iyadoo weli la raadinaya tuhmanayaasha kale.
Gabadhan oo xaas muddo bil ah ayaa kufsi wadareedka loo gaystay xilli ay isbitaal u jeedday.
Eedeysanayaasha ayaa dhibbanaha jir dilay ka hor inta aynan kufsan.