Meydad saaka laga helay magaalada Qaza ka dib weeraro ka dhacay

0
368

Laba mayd ayaa la helay ka dib markii subaxnimadii hore ee saaka weerar lagu qaaday guri qoys oo ku yaala magaalada Gaza
Meydadka laba qof ayaa laga soo saaray guriga qoyska reer Kaahiil oo ku yaalla bariga xaafadda Tuffah ee magaalada Qaza.
Dhowr qof ayaa sidoo kale ku dhaawacantay weerarkaas.