Maxay kawada hadleen madaxweynaha Kenya iyo ra’iisul cusub ee UK?

0
464

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa dalka Masar kula kulmay ra’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska, Rishi Sunak.
Labada mas’uul ayaa ku heshiiyay in la dardargeliyo mashaariic dhanka maalgashiga tamarta ah oo gaaraya 6 oo ay ku baxaysa lacag dhan 500 oo bilyan oo shilin.
Barnaamijyadan oo ay UK ku taageeraysa Kenya ayaa ku saabsan tamarta laga dhalliyo waxyaabaha dabiiciga ee loo yaqaano Green Energy, wax soo saarka beeraha iyo gaadiidka.