Masar oo shaacisay qorsho lagu iibinaya hantida dowladda

0
257

Dowladda dalka Masar ayaa sheegtay in shirkado gaar ah laga iibinaya qaar ka mid ah hantida dowladda wadankaasi oo qiimo ahaan dhan 1.9 bilyan oo doolar.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday Ra’iisul Wasaaraha Masar, Mostafa Madbouly.
Mas’uulkan ayaa xusay in la saxiixay heshiisyo dhowr ah oo qorshahan ku saabsan.