Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in maamulkiisa uu taangiyada dagaalka ee loo yaqaano Abram tanks oo ah 31 ay ku wareejinayaan dalka Ukraine.
Arrintan ayuu maanta ka sheegay aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiyo.
Biden ayaa sidoo kale xusay inay tababarro siinayaan saraakiisha ammaanka ee Ukraine.