Maraykanka oo digniin ka soo saaray xaaladda DRC

0
393

Dowladda Maraykanka ayaa maanta digniin amni ka soo saartay xaaladda ka taagan jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC.
Waxay ka digtay dhaqdhaqaaqyo ay sameynayaan ciidamada ammaanka ee wadankaasi iyo is-rasaaseyn la soo tabiyay.