Xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa cambaareeyay deegaamaynta uu maamulka Israa’iil ka sameeyo gudaha dalka Falastiin.
Waxaa uu dhanka kale carrabka ku adkeeyay in Maraykanka uu sii wadayo taageeridda Israa’iil.
Arrintan ayuu ka hadlay ka dib kulan uu la qaatay madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas.