Maraykanka oo 24 bilyan oo doolar ku taageeraya Ukraine

0
289

Dowladda Maraykanka ayaa doonaysa inay dalka Ukraine siiso taageero dhaqaale oo dheeraad ah oo gaaraysa 24 bilyan oo doolar.
Maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa golaha kongareeska u gudbiyay codsi uu ku doonaya in loo meel mariyo qorshahan.
Caawimaaddan ayaa la filayaa inay kaalin wayn ka qaadato howlgallada ay ciidamada Ukraine iskaga caabinayaan weerarrada Ruushka.