Malaysia oo diiday martigelinta cayaaraha Commonwealth

0
205

Dowladda Malaysia ayaa ku gacan seyrtay dalab uga yimid xiriirka cayaaraha ee waddamada barwaaqa-sooranka ee Commonwealth Games Federation.
Wasiiradda wasaaradda cayaaraha iyo arrimaha dhallinyarada ee Malaysia Hannah Yeoh ayaa sheegtay in uunan ku filnayn dhaqaale dhan 100 milyan oo pounds una dhiganta 126.21 milyan oo doollar oo uu xiriirkan u soo bandhigay inay ku maareeyaan qabsoomidda tartamada.