Maxkamad ku taalla dalka Peru ayaa xukun xabsi oo 13 sano iyo afar bilood ah ku ridday madaxweynihii hore ee waddankaasi Alejandro Toledo.
Tani ayaa timid ka dib markii lagu helay dembiga lacag dhaqidda.
Waa dembigii labaad ee ku saabsan musuqmaasuqa baahay ee lagu helay.