Madaxweynihii hore ee Mali, Keita oo geeriyooday

0
615

Madaxweynihii hore ee dalka Mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa maanta geeriyooday isagoo 76 sano jir ah.
Waxaa uu talada wadankaasi hayay laga soo billaabo 2013-kii ilaa 2020-kii oo xilka looga tuuray afgembi militari.
Xubnaha qoyskiisa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inuu ku geeriyooday magaalada Bamako .
Faahfaahin dheeraad ah lagama bixin geeridiisa.