Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalkaasi.
Shirkan ayaa lagu gorfaynaya xaaladda wadanka Soomaaliya, sida amniga, ciribtirka kooxda Al-Shabaab, dib u eegista dastuurka, dimuqraadiyeynta iyo doorashooyinka.
Waxaa sidoo kale qodobbada shirkan diiradda lagu saarayo faahfaahiyay wasiirka wasaraadda warfaahinta Soomaaliya Daa’uud Aweys.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweyne Soomaaliya oo furay shirka wadatashiga uu la qaadanayo madaxdii hore iyo...




