Madaxweyne Ruto oo aqalka madaxtooyada ku qaabilay dhiggiisa Guinea Bissau

0
395

Madaxweyne Ruto oo aqalka madaxtooyada ku qaabilay dhiggiisa Guinea Bissau
Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa aqalka madaxtooyada ee Nairobi ku qaabilay dhiggiisa Guinea Bissau Umaro Sissoco.
Labada dhinac ayaa lagu wadaa in ay yeeshaan wadahadalo laba geesood ah.
Waxaa la filaya in Kenya iyo Guinea Bissau ay kala saxiixdaan heshiis iskaashi oo muhiim ah.