Madaxweyne ku xigeenka Ghana oo qirtay in laga guulaystay

0
383

Madaxweyne ku xigeenka dalka Ghana Mahamudu Bawumia ayaa qirtay in looga guulaystay doorashadii guud ee shalay waddankaasi ka dhacday.
Waxaa tartanka ku soo baxay madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama oo uu Bawumia u hambalyeeyay.
Waxaa uu sheegay in dadka Ghana ay isbeddel u codeeyeen.