Madaxweynaha Ukraine oo sheegaya in dowladdiisu ay diyaar u tahay wada hadal

0
388

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegaya in dowladiisu ay diyaar u tahay wada hadal hasa ahaate wada xaajoodku uunan ka dhici karin dalka uu Ruushku doorbidaya ee Belarus.
Wasiir ku xigeenka difaaca ee dalka Ukraine Hanna Malyar waxay sheegaysa in dagaalka ay ku dhinteen 4,300 oo ka mid ah ciidamada Ruushka.