Madaxweynaha Tunisia oo shaqada ka eryay ra’iisul wasaaraha dalkaasi

0
351

Madaxweynaha dalka Tunisia ,Kais Saied ayaa xilka ka qaaday Ra’iisul Wasaaraha wadankaasi Najla Bouden.
In kastoo uunan faahfaahin ka bixin go’aankiisa waxaa uu ku beddelay madaxii hore ee fulinta ee bangiga dhexe ee Tunisia Axmad al-Hachani.
Arrintan ayaa shaaca looga qaaday bayaan ka soo baxay madaxtooyada wadankaasi.