Madaxweynaha Soomaliya & Amiirka Qatar oo khadka telefoonka ku wada hadlay

0
537

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad Al-thani ayaa waxaa ay yeesheen kulan dhanka khadka telefoonka ah oo ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah.
Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha gobalka iyo caalamka intaba.
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo Arrimaha gobalka.