Madaxweynaha Shiinaha oo la kulmay ganacsatada Maraykanka

0
180

Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa kulan la qaatay hoggaamiyaasha ganacsiga iyo aqoonyahaannada Maraykanka.
Kulanka ayaa ka qabsoomay xarunta shirarka ee Beijing Great Hall.
Warbaahinta maxalliga ayaa ku warramaysa in madaxweynaha dlakaasi uu ku dadaalaya inuu xoojiyo maalgashiga shisheeye ee tooska ah.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo sanado kooban ay dalalka Maraykanka iyo Shiinaha wajahayeen caqabado dhaqaale.