Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay xarrirka dalkiisa iyo Mareykanka

0
595

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo wareysi siyaay warbahinta NBC News ayaa sheegay in xarirka Mareykan iyo Ruuska uu maarayo meeshi uu hooseysay muddo sanado ah.
Hadalka madaxweynaha Ruushka ayaa ku soo aadaya iyaadoo uu qorshuhu yahay in 16-da bishaan oo arbacada todobbadka danbe ku aadan ay magallada Geneva ee dalka Switzerland kulan ku yeeshaan madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.
Madaxweynaha Ruushka ayaa sidoo kale madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ku sheegay in uu ahaa shaqsi karti badan halka Biden uu ku sheegay shaqsi siyaasaad aad ooga duwan Trump.