Madaxweynaha Ruushka oo cambaareeyay gargadara ay Israa’iil ku heyso Iran

0
127

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u sheegay wasiirka arrimaha dibadda Iran Cabbaas Araqchi oo wadahadal kula yeeshay Moscow in gardarada ka dhanka ah Iran ay tahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.
Putin ayaa sheegay in Ruushka uu diyaar u yahay inuu caawiyo dadka Iran.
Dhanka kale, Arakchi ayaa uga mahadceliyay Putin dhaleeceynta uu u jeediyay Mareykanka kuwaas oo weerar ku qaaday Iran.