Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa guda galay safarro uu ku tagaya ilaa saddex waddan.
Waxaa uu xalay gaaray Ingiriiska ka hor inta uunan u sii gudbin ,Lithuania iyo caasimadda Finland ee Helsinki.
Waxaa uu doonaya inuu la kulmo mas’uuliyiinta waddamadan oo uu kala hadlaya arrimaha nabadgalyada.




