Madaxweynaha Faransiiska oo safar ku tagaya Maraykanka

0
248

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta Maraykanka ku tagi doono booqasho rasmi oo saddex cisho ah.
Waxaa la filayaa in isaga iyo dhigiisa xukuumadda Washington Joe Biden ay ka wada hadlaan xoojinta xiriirka ka dhexeya dalalkooda.
Sidoo kale mas’uuliyiintan ayaa ka arrinsan doono duullaanka militari ee uu Ruushku weli ka wado gudaha dalka Ukraine.