Madaxweynaha dalka oo u tacsiyadeeyay qoyska Majanja

0
382

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo asxaabta garsoore David Majanja oo xalay geeriyooday.
Waxaa uu ku tilmaamay garyaqaan caaqil ahaa oo hufnaantiisa ay dhiirrigelin u ahayd dhammaan shaqaalaha waaxda garsoorka.
Ruto ayaa tilmaamay in la tabi doono kaalintii iyo waxqabadkii dhanka cadaaladda ee David Majanja.