Hoggaamiyaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu hambalyo u diray u xaqiijiyay in dowladdiisa ay si dhow ula sii shaqeyn doonto.
Waxaa uu dhanka kale u rajeeyay inuu ku guulaysto gudashada waajibaadka hoggaamineed ee loo igmaday.
Bayaan ay soo saartay madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee State House ayaa lagu xusay in saaxiibtinnimada dalalka dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya oo uu horay mad-madhow u soo kala dhex galay ay sii jiri doonto.
1/2 His Excellency President Uhuru Kenyatta has congratulated the newly elected President of the Federal Democratic Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud. pic.twitter.com/WRStMAeEgo
— State House Kenya (@StateHouseKenya) May 16, 2022
2/2 In his congratulatory message, President Kenyatta wished the new Somalia Head of State good health and success as he takes over the reins of leadership, and assured him of Kenya's continued cooperation and comradeship.
— State House Kenya (@StateHouseKenya) May 16, 2022