Madaxweynaha dalka oo sheegay in si wanaagsan ay u socoto xabbad joojinta Israa’iil iyo Iran

0
157

Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa sheegay in xabbad joojinta Israa’iil iyo Iran, oo shalay lagu dhawaaqay, ay si ‘wanaagsan’ u socoto, iyadoo ciidamada Israa’iil ay sii wadaan dagaalka ay ku hayaan Gaza, oo ay ku dileen ugu yaraan 41 Falastiiniyiin ah tan iyo saqdii dhexe.