Wararka Kenya Madaxweynaha dalka kenya oo muslimiinta u diray hambalyada Ciidda By star - June 6, 2025 0 256 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa bulshada muslimiinta ah ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Adxaa ee maanta loo dabbaal degaya. Waxaa sidoo kale hambalyadan diray mas;uuliyiin uu ka mid yahay wasiirka caafimaadka ee dalka Aadan Barre Ducaale.