Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa shalay ku dhawaaqay magacyada shan qof oo ku biiraya maamulkiisa.
1.Mr. Reuben Maiyo- xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha.
2.Mr. George Ng’ong’a Macgoye-Madaxa shaqaalaha xafiiska madaxweyne ku xigeenka.
3.Paul Muraya Mwangi Guare-Xoghayaha gaarka ah ee madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua.
4.Emmanuel Talam (Xoghayaha warfaafinta /adeegga isgaarsiinta ee madaxtooyada.
5.Njeri Rugane-Madaxa isgaarsiinta ee xafiiska madaxweyne ku xigeenka.