Madaxweynaha dalka William ayaa aqalka madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee State ee magaalada Nairobi ku qaabilay madaxa cadaaladda garsoore Martha Koome.
Kulankan ayaa imaanaya, iyadoo dhawaan labada dhinac ee golaha fulinta dowladda iyo waaxda garsoorka ay sheegeen in wada hadal diyaar u yihiin si xal loogu helo caqabadaha jira..
Madaxweynaha dalka ayaa marar badan sheegay in qaar ka mid ah xaakinnada maxkamadaha ka howlgalo ay sameynayaan musuqmaasuq iyagoo kaashanaya shakhsiyaad dano gaar ah leh.