Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa kenyaanka ku borriyay inay nabadgalyada ku dadaalaan.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inuu rajeynayo in midnimada hadda wadanka ka jirto ay noqoto mid waarta.
Sidoo kale waxaa uu soo jeediyay in la caawiyo qoysaska danyarta ah ee bulshada ku dhex nool.
Mr. Kenyatta ayaa baaqan soo saaray xilli uu jeedinayay farriin la xiriirta cidda kirishtaanka ee Easter.




