Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka tacsiyadeeyay geerida hoggaamiyihii aqlabiyadda ee golaha hoose ee ismaamulka Nyamira Elijah Osiemo oo shil ku dhintay.
Shilkan ayaa dhacay xalay fiidkii.
Waxaa dhacdadaasi ku dhaawacmay ku xigeenka madaxa aqlabiyadda ee baarlamaanka hoose ee Nyamira, Duke Masira iyo Priscilla Nyatichi oo golaha si magacaabid ah ugu biirtay kuwaaso hadda lala tacaalaya xaaladooda caafimaad.
We join the people of Nyamira in mourning the passing of County Majority Leader Elijah Osiemo following a road accident Monday evening. We pray for the quick recovery of his Deputy Duke Masira and nominated MCA Priscilla Nyatichi, who are in hospital undergoing treatment.
— William Samoei Ruto, PhD (@WilliamsRuto) August 8, 2023