Madaxweynaha dalka oo dowladda Rwanda ku bogaadiyey dadaallada nabadeed ee DRC

0
212

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa dhigiisa Rwanda Paul Kagame ku amaanay doorka uu ka qaadanaya geeddisocodka nabadeed ee bariga DRC.
Waxaa uu Ruto xusay in Kagame uu hoggaan wanaagsan u horseeday jaaliyadda bariga Afrika ee (EAC) si xasilooni waarta loogu soo dabbaalo jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC.
Hoggaamiyaha Kenya ayaa carrabka ku adkeeyay inuu boggaadinaya fahanka Paul Kagame iyo dowladiisa ee ku aaddan xaaladaha ka taagan bariga DRC iyo si guud bariga Afrika.