Madaxweynaha dalka oo cambaareeyay toogashadii maalmo ka hor lala eegtay Donald Trump

0
292

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa cambaareeyay toogashadii maalmo ka hor lala eegtay madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump.
Ruto ayaa sheegay inuu Trump, qoyskiisa iyo ehellada dadka ay dhacdadaasi saameysay la wadaagaya dareen murugo leh.
Waxaa uu iskudaygaasi dil ee uu Trump ka badbaaday ku tilmaamay fal wuxushnimo ah.