Madaxii hore ee maamulka isgaarsiinta oo xil loo magacaabay

0
365

Mercy Wanjau oo ahayd sii hayaha xilka agaasimaha guud ee maamulka isgaarsiinta wadanka ee CA ayaa loo magacaabay xoghayaha golaha wasiirrada.
Haddii uu magacaabideeda baarlamaanka ansaxiyo , Wanjau ayaa beddeli doonto madaxii waaxda adeegga dadweynaha Joseph Kinyua .
Kinyua ayaa jagadan hayay tan iyo sanadkii 2015-kii ka dib markii uu is casilay Francis Kimemia.