Wararka Kenya Madaxda diimeed oo laga codsaday inay wadanka u duceeyaan By star - December 26, 2022 0 295 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa madaxda diimeed ka codsaday inay dalka u duceeyaan si uu horumar u gaaro isagana uu ugu guulaysto ballanqaadyadii uu u sameeyay kenyaanka xilligii ololaha doorashada. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/12/Ruto-2-1.mp3