Madax Afrikaan ah oo gaaray Kyiv

0
321

Waxaa lagu soo warramayaa in qaraxyo laga maqlay caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv iyadoo ay halkaasi gaareen xubnaha wafdiga qaar ka mid ah madaxda Afrika.
Hoggaamiyaasha ayaa billaabaya geeddisocod nabadeed oo la doonaya in lagu kala dhexdhexaadiyo dowladaha Ruushka iyo Ukraine .
Mas’uuliyiintan ayaa kulan la qaadan doono madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ka hor inta aynan u sii gudbin Ruushka si ay ula hadlaan Vladimir Putin.