Lacagaha waayeellada iyo agoonta oo la dhimay

0
330

Dowladda dhexe ayaa dhintay miisaaniyadda dhaqaale ee ay sanadkiiba u qoondeyn jirtay waayeellada , agoonta, naafada iyo qaybaha kale ee nugul ee bulshada.
Qiimaha lacagtan ayaa sanad maaliyadeedkan laga dhimay 1.3 bilyan oo shilin.
Wasaaradda maaliyadda ayaa sheegtay in sanad maaliyadeedka 2023-2024-ka , qaybaha dhibaatooyinka u nugul ee bulshada loo qoondeeyay 38.2 bilyan oo shilin halka sanadkii hore lacagtan ay ahayd 39.5 bilyan oo shilin.