Booliska ayaa billaabay baaritaanno ka dib dhimashada laba qof oo lagu dilay magaalada Lurambi ee ismaamulka Kakamega.
Dhacdadii ugu horeysay ayaa ku saabsan dil ay koox burcad ah u geysteen waardiye ilaalinayay goob shidaalka lagu iibiyo.
Waardiyaha ayaa la weeraray xilli habeen ah, iyadoo uu ku sugnaa meel wax yar u jirta saldhigg Booliis.
Dadka deegaanka ayaa dilalka qorsheysan ee ka dhacaa ismamaulka Kakamega walaac xoogan ka muujiyay.
Waxaa ayna laamaha ammaanka ka codsadeen in ay sugaan amniga dowlad deegaankaas.