Caalamka Kulan degdeg ah oo ka dhacaya Haiti By star - March 12, 2024 0 171 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa dalka Haiti ka qabsoomaya kulan degdeg ah oo looga arrinsanaya arrimaha ammaanka. Tani ayaa imaanaysa iyadoo ay kooxo hubeysan oo abaabulan isku dayayaan inay talada dalkaasi ka afgembiyaan Ariel Henry oo saaka is casilay.