Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Haiti, Claude Joseph, oo hoggaankiisa qaran la isku haysto tan iyo dilkii 7-dii July loo geystay Madaxweyne Jovenel Moise, ayaa u sheegay wargeyska Washington Post Isniinta maanta ah inuu xukunka wareejin doono.
Ariel Henry, oo uu ra’iisul wasaare u magacaabay Moise laba maalmood ka hor ayaa la wareegi doona xilka.
Beesha ayaana u aqoonsatay inuu yahay “ra’iisul wasaaraha Haiti.