Ku dhawaad 300 oo qof oo lagu dilay weerarrada Israa’iil

0
251

Ku dhawaaad 300 oo qof ayaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay lagu dilay weerarrada Israa’iil ee gudaha Qaza.
Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in aynan jirin meel ka tirsan Qaza oo lagu badbaadi karo.
Ugu yaraan 18,000 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa duqeymaha Israa’iil lagu dilay tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkan.
Waxaa sidoo kale la dhaawacay 49,500 dheeraad ah.