KPLC oo shaacisay in xaafadaha qaar ee 5 ismaamul oo ay maanta koronto la’aan saameyn karto

0
485

Shirkadda adeegga korontada ee dalka ee Kenya Power ayaa sheegtay in xaafadaha qaar ee 5 ka mid ah ismaamullada wadanka maanta laga dareemi doono cillad dhanka korontada ah.
Caqabaddan ayaa jiri doonto ilaa 5-ta galabnimo ee maanta.
Xaafadaha qaar ee ismaamullada ay saameynaysa ciladda korontada ayaa kala ah Nairobi, Kiambu, Uasin Gishu, Transzoia iyo Busia.