
Taalibaan waxay qabsadeen magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan, taasoo ka dhigaysa caasimaddii ugu horraysay ee gobolka ay qabsao Taalibaan.
Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in Zaranj, oo ah caasimadda gobolka koonfureed ee Nimruz, ay gacanta u gashay Taliban Jimciha maanta.
Taalibana ayaa sare u qaaday weeraradeeda ay ku qabsanayso magaalooyiin muhiim u ah dowladda wadanka Afganistan