Xoghayaha Guud ee ururka qaran ee macallimiinta dalka ee KNUT,Collins Oyuu ayaa guddiga adeegga macallimiinta ee TSC u qabtay muddo labo toddobaad ah oo uu dib ugu billaabaya wada hadallada.
Mas’uuliyiinta KNUT ayaa doonaya in dib u eegis lagu sameeyo mushaarka macallimiinta iyadoo lagu saleynaya xaaladaha adag ee dhaqaale ee dalka ka jiro.




