DHAGEYSO:Shacabka Kismaayo oo ka hadlay khilaafka madaxda ugu sarreysa ee Soomaaliya

0
404

Dadweynaha ku nool magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan khilaafka madaxweyne Maxamad Cabdullahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble ee salka ku haya magacaabidda iyo xilka qaadista xubnaha sare ee dowladda federaalka Soomaaliya.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa faahfaahinaya.