Shirkadda korontada ee dalka ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay inay inta badan xallisay cillad koronto oo xalay saameysay qaybo badan oo wadanka ka mid ah.
Waxay intaasi ku dartay in meelihii caqabaddan laga dareemay badankoodu ay hadda koronto ka jirto.
Shirkadda KPLC ayaa dhanka kale kenyaanka ka raalli gelisay cilladdan.