Kenya oo ku biirtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kaymaha

0
179

Kenya ayaa ku biirtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kaymaha
Daneeyayaasha ilaalinta deegaanka ayaa geedo ku beeray ismaamulka Murang’a
In ka badan 2,000 oo geed oo asal ah ayaa lagu beeray biyo-xireenka Ndakaini.