Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa wada hadal la yeeshay wasiirka warshadaha gaashaandhigga ee dalka Azerbaijan Vugar Mustafayev.
Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee State House ee magaalada Nairobi ayaa diiradda lagu saaray sii adkeynta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada waddan.
Hoggaamiyaha dalka ayaa qoraal ku sheegay in Kenya iyo Azerbaijan ay muujiyeen sida ay uga wada go’an tahay dardargelinta howlaha ganacsiga iyo maalgashiga




