Kalonzo Musyoka: Mushaaraadka loo kordhiyay saraakiisha sare ee dowladda waxay tahay tallaabo dareenka kenyaanka looga weecinaya arrimaha taagan

0
471

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in mushaaraadka loo kordhiyay saraakiisha sare ee dowladda iyo siyaasiyiinta ay tahay tallaabo dareenka kenyaanka looga weecinaya arrimaha taagan.
Waxaa uu dhammaan xubnaha baarlamaanka iyo aqalka sare ee ka tirsan isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya ugu baaqay in ay diidaan mushaar kordhinta.