Hay’adda badbaadada carruurta ee Save The Children ayaa sheegtay in kala bari qoysaska ku nool wadanka Sri Lanka inay yareeyeen cuntada ay siiyaan carruurta.
Tani ayaa qayb ka ah saameynta dhaqaale xumada ka jirta wadankaasi.
Waxay hay’addu sheegtay in dowladda Sri Lanka iyo beesha caalamka laga doonaya inay qaadaan tallaabooyin degdeg ah oo lagu xallinaya baahida haysata qoysas badan.
Hay’adda ayaa intaasi ku dartay in ugu yaraan boqolkiiba 27 ee qoysas dhan 2,300