Jarmalka oo sheegay inuu caddeymo u haya xadgudubyada Ruushka

0
161

Dacwad oogaha guud ee dalka Jarmalka,Peter Frank ayaa maanta sheegay inay boqolaal caddeymo ah ay u hayaan dembiyo dagaal oo dowladda Ruushka lagu eedeyay in ciidamadeeda difaaca ay ka gaysteen gudaha dalka Ukraine.